English

 Baraamijyada


  1. Kaalmo xaga waxbarashada caruurta waqtiyada iskuulka kadib oo ay jaaliyadu idinkugu deeqeeyso .Kalasoco boga ogeysiska. 
     
  2. Xarunta jimicsiga oo dumarka soomaaliyeed loo qorsheeyay maalmaha Isniinta iyo Talaada inta udhaxaysa kowda duhurnimo ilaa labada duhurnimo. Kala soco qolka ogeysiiska.
     
  3. Waxaa bilaaban doona 12ka September xarun dabaalasho oo dumarka Soomaaliyeed loogu talagalay. Maalamaha iyo waqtiga dib baan idinkugu soo  soosheegi doonaa hadii alla idmo. Kala soco qolka ogaysiiska.
     
  4. Waxaan diyaar idinkula nahay tarjumaad lacag la’aan ah oo ah luqada Ingiriiska, iyo luqadii kale oo suurta gal ah..
     
  5. Waxaan idinkagala talinaynaa arimaha dawlada dhexe sida arimaha laxiriira magangelyo doonka (immigrationka), arimaha cayrta, guryaha, canshuurta guriga iyo isbitaaladaba.
     
  6. Waxaay Jaaliyada diyaar kula tahay latalin iyo xalinta qilaafaadka qoyska oo bilaash ah.
     
  7. Waxaa bilaaban doona taakulayn xaga luqada Ingiriiska iyo barashada imtixaanka gawaarida oo aynu ugu talagalnay jaaliyada Soomaaliyeed. Hamoogaan qolka ogeysiiska.
     
  8. Waxaa socda qorsho aynu ugu talagalnay dhalinyarada soomaaliyeed xiliyada qabowga iyo kulaylkaba oo ah qorsho iyaga aynu ugu talagalnay. Hamoogaan qolka ogaysiiska.
     
  9. Talo lacag la aan ah iyo soodhawayn gacmo furan oo daacad ah.

Jaaliyada waxaay sameysaa in baahida qofka ugudbiso haayado aay wada shaqeeyaan oo xirfad uleh.

Somali

square02_red.gif

Home                   

square02_red.gif

Bogga Guud         

square02_red.gif

History of TSCA    

square02_red.gif

Taariikhda TSCA   

square02_red.gif

Activities             

square02_red.gif

Baraamijyada       

square02_red.gif

News Board          

square02_red.gif

Ogeeysiisyada      

square02_red.gif

Contact Us           

square02_red.gif

Nala Soo Xiriir      

 










 







 






 

 

© 2005 Trafford Somali Community Association. All rights reserved.

 

 This Site is Designed and Maintained By: