English

 Ogeeysiisyada


  1. Xarunta jimicsiga oo dumarka soomaaliyeed loo qorsheeyay maalmaha Isniinta iyo Talaada inta udhaxaysa kowda duhurnimo ilaa labada duhurnimo. Kala soco qolka ogeysiiska.
  2. Waxaa bilaaban doona 12ka September xarun dabaalasho oo dumarka Soomaaliyeed loogu talagalay. Maalamaha iyo waqtiga dib baan idinkugu soo  soosheegi doonaa hadii alla idmo. Kala soco qolka ogaysiiska.
  3. Waxaa dhammaan xubnaha Jaaliyada laogeysiinaya haddii aay ubaahdaan wax kaalmo ah ama talo bixin ah halasoo xiriireen Gudoomiyaha Jaaliyada Jaalle Maxamed Telefoonka 07968354053 ama Xoghayaha Jaalle Cabdiweli Telefoonka 07949906955 ama Jaalle Aadam Noor Telefoonka 07818273605
  4. Waxaa lagu jiraa xiligii laqaban jiray kulan sanadeedkii Jaaliyada laguna sameen jiray doorashadii xubnaha maamulka iyo gudiga maamulka. Kala soco halkan taariqda laqaban doono.

Somali

square02_red.gif

Home                   

square02_red.gif

Bogga Guud         

square02_red.gif

History of TSCA    

square02_red.gif

Taariikhda TSCA   

square02_red.gif

Activities             

square02_red.gif

Baraamijyada       

square02_red.gif

News Board          

square02_red.gif

Ogeeysiisyada      

square02_red.gif

Contact Us           

square02_red.gif

Nala Soo Xiriir      

 











 

© 2005 Trafford Somali Community Association. All rights reserved.

 

 This Site is Designed and Maintained By: